wararka-ciyaaraha

Total: 10 Warar
Rodri koobka aduunka 2026

Rodri koobka aduunka 2026

Rodri koobka aduunka 2026: Waa: -Ciyaaryahanka Passes ugu badan dhameestiray (655) -Ciyaaryahanka Passes ugu badan wajiga goosha kooxda kale u baasa (173 pass)

๐Ÿ“… Jul 15, 2026 See more โ†’
๐ŸšจTaha Ali aya ku biiray kooxda wadanka Gariiiga ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ท

๐ŸšจTaha Ali aya ku biiray kooxda wadanka Gariiiga ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ท

๐ŸšจTaha Ali aya ku biiray kooxda wadanka Gariiiga ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ท ee PAOK asago u saxiixay heshiis 3 sano ah โœ… Taha yurubtaan kale la rabay balse meeshiisa xitaa nasiib wacan ugu rajeenaya & horumar.

๐Ÿ“… Jul 15, 2026 See more โ†’
Ma ogtahay?

Ma ogtahay?

Ma ogtahay? Cucurella hal mar looma ganbin kulamadi bug baxa ee uu ciyaaray koobka aduunka; waa 5 kulan: ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท France: 0 ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ช Belgium: 0 ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡น Portugal: 0 ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡น Austria: 0 ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡พ Uruguay: 0 Cucu shub waaye: Olise Wala Dembele wixi agtiisa soo mara funaanada la gashaday ๐Ÿ”ฅ Chelsea ilaa bacdal koob aduun sugaan aheeyd qiimo badan ku heli lahaayeen hada kadib bandhigyadaan koobka aduunka.

๐Ÿ“… Jul 15, 2026 See more โ†’
RODRI OO FARIIN U DIRAY YAMAL

RODRI OO FARIIN U DIRAY YAMAL

Rodri fariin u diray Yamal aya yiri, โ€œYamal waxu u baahanyahay inuu is dajiyo walwalka iska yareeyo iyo rabitaanka uu rabo inu mar walba muujiyo waxu yahay.โ€

๐Ÿ“… Jul 13, 2026 See more โ†’
Barcelona Oo heerkii ugu xumeed dhaqaalo gaartay ๐Ÿšจ

Barcelona Oo heerkii ugu xumeed dhaqaalo gaartay ๐Ÿšจ

Oscar aya ka sheekeeye in waqtigi Xavi joogay Barca uu rabay inuu keeno Barcelona weliba 6 bil u horeeso free cml ugu ciyaaro weliba maadama aheeyd waqtigi ee Barca gashay xaalada dhaqaale xumo (bankruptcy)- Oscar diyaar ayuu aha inu sidaas ugu biiro Barca balse Barca oo u baahneed in ee fasaxaan Umtiti si loo diwaangeliyo asaga ayee u suura geli weeyse, sidaas ayuuna ku burburiye heshiiski Oscar to Barca. Barca xaalada dhaqaale xun ayee gashay 2021 balse waxa hada waxa amaan ku leh in xaaladaas kooxda kaso baxdo waa madaxweyne Laporta oo sidu ula daala dhacaaye hada sharciga dhaqaale wanaaga La Liga ee 1:1 kuso celiye (sido kalena garooon weeyn u dhisay oo dhaqaalaha kooxda aad u kabi doona).

๐Ÿ“… Jul 13, 2026 See more โ†’
๐ŸšจCiyaartooyda Real oo record ka dhigay World Cup:

๐ŸšจCiyaartooyda Real oo record ka dhigay World Cup:

๐ŸšจCiyaartooyda Real oo record ka dhigay World Cup: Real Madrid aya noqotay kooxda ee ciyaartooydeeda taariikhda goolasha ugu badan ka dhaliyaan 1 tartan koob aduun ah. (19 gool ayee dhaliyeen ilaa hada) ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ“… Jul 12, 2026 See more โ†’
Bellingham aya ku TUFAY macalin Tuche

Bellingham aya ku TUFAY macalin Tuche

Bellingham aya ku TUFAY macalin Tuchel oo yiri kuma faraxsani bandhiga ciyaartooyda ee kulanki Norway: Belli aya ugu jawaabay macalinka, โ€œMalaha ma yaqaano waxa ee ka dhigantahay inaa ka hor tagto koox ee u ciyaaraan Haaland, Odegaard, Nusa, Sorloth iwm. Kulan walba si fudud kuma badineesid waa koobka aduunka, waa in loo mahadceliyaa ciyaartooyda dhiiga shubay waxaan joognaa Semi final.โ€ Jude & Tuchel xurgaf aya jirta tan iyo marku Tuchel noqday macalinka England waa tii mar u wicin marna uu shaki geliye booskiisa England: Jude taas u karbaashaya umaleeyn mana iga maarantid cml hada

๐Ÿ“… Jul 12, 2026 See more โ†’
Cape Verde aya dhigtay taarikh markoda ugu horeysay ka so qeyb galaan koobka aduunka u gudbay wareega bug baxa

Cape Verde aya dhigtay taarikh markoda ugu horeysay ka so qeyb galaan koobka aduunka u gudbay wareega bug baxa

Cape Verde aya dhigtay taarikh markoda ugu horeysay ka so qeyb galaan koobka aduunka u gudbay wareega bug baxa ๐Ÿ‘๐Ÿฝ Kulumada la xaqiyay wareega 32๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช Germany - Paraguay ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡พ ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท France - Sweden ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ South Africa - Canada ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ Netherlands - Morocco ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ USA - Bosnia ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฆ ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท Brazil - Japan ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ต ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ Ivory Coast - Norway ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท Argentina - Cape Verde ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ป ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡บ Australia - Egypt ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ

๐Ÿ“… Jun 27, 2026 See more โ†’
๐Ÿšจ Reece James ayaa dhaawac muruqa ah ku seegi doona kulanka ay England la ciyaarayso Panama

๐Ÿšจ Reece James ayaa dhaawac muruqa ah ku seegi doona kulanka ay England la ciyaarayso Panama

๐Ÿšจ Reece James ayaa dhaawac muruqa ah ku seegi doona kulanka ay England la ciyaarayso Panama iyo ciyaarta wareegga 32-ka ee Koobka Adduunka. Sidoo kale, waxaa shaki laga qabaa inuu diyaar u noqon doono wareegga 16-ka haddii England u gudubto. Tuchel waxu watay labbo RBs hospitaley ah mid koobka inta bilowan dhawacmay mid kalne Kulanka labbad bu dhawacmay ๐Ÿฅ ๐Ÿฉผ

๐Ÿ“… Jun 27, 2026 See more โ†’
Mazrauoi oo talo fcn siiye daโ€™yarka Gessime Yassine kadib marki uu dhaliye goolkiisi ugu horeeye qaranka๐Ÿšจ

Mazrauoi oo talo fcn siiye daโ€™yarka Gessime Yassine kadib marki uu dhaliye goolkiisi ugu horeeye qaranka๐Ÿšจ

Mazrauoi oo talo fcn siiye daโ€™yarka Gessime Yassine kadib marki uu dhaliye goolkiisi ugu horeeye qaranka๐Ÿšจ Camerada aya soo qabatay Mazrauoi oo ku waaninaya daโ€™yarka Morocco Yassine inuu marka uu guriga tago dukado labo rakac oo Ilaah uga mahadceliyo guusha uu gaaray โค๏ธ 20 jirkaan Yassine marki ugu horeesay oo qaranka laga waco ayee aheeyd goolkiisi ugu horeeyena waxe kuso aaday inu ka dhaliyo koobka aduunka: Saaxib iyo wll waxa ugu wacan kuwa Ilaah SWT ku xasuusiya mar walba. Sheikh Mazrauoi waa ma sha Allah.

๐Ÿ“… Jun 25, 2026 See more โ†’