Bellingham aya ku TUFAY macalin Tuche

πŸ“… July 12, 2026 | By Mohamed17
Share:
Bellingham aya ku TUFAY macalin Tuche
Bellingham aya ku TUFAY macalin Tuchel oo yiri kuma faraxsani bandhiga ciyaartooyda ee kulanki Norway: Belli aya ugu jawaabay macalinka, β€œMalaha ma yaqaano waxa ee ka dhigantahay inaa ka hor tagto koox ee u ciyaaraan Haaland, Odegaard, Nusa, Sorloth iwm. Kulan walba si fudud kuma badineesid waa koobka aduunka, waa in loo mahadceliyaa ciyaartooyda dhiiga shubay waxaan joognaa Semi final.” Jude & Tuchel xurgaf aya jirta tan iyo marku Tuchel noqday macalinka England waa tii mar u wicin marna uu shaki geliye booskiisa England: Jude taas u karbaashaya umaleeyn mana iga maarantid cml hada

do you interest this article?

share it.

Related News