Mazrauoi oo talo fcn siiye da’yarka Gessime Yassine kadib marki uu dhaliye goolkiisi ugu horeeye qaranka🚨
Mazrauoi oo talo fcn siiye da’yarka Gessime Yassine kadib marki uu dhaliye goolkiisi ugu horeeye qaranka🚨
Camerada aya soo qabatay Mazrauoi oo ku waaninaya da’yarka Morocco Yassine inuu marka uu guriga tago dukado labo rakac oo Ilaah uga mahadceliyo guusha uu gaaray ❤️
20 jirkaan Yassine marki ugu horeesay oo qaranka laga waco ayee aheeyd goolkiisi ugu horeeyena waxe kuso aaday inu ka dhaliyo koobka aduunka:
Saaxib iyo wll waxa ugu wacan kuwa Ilaah SWT ku xasuusiya mar walba. Sheikh Mazrauoi waa ma sha Allah.
Highlights News
SPONSORED ADVERTISEMENT
Place Your Banner Ad Here (300x250)
Related News
📅 15 Jul, 2026
📅 15 Jul, 2026
📅 15 Jul, 2026