Barcelona Oo heerkii ugu xumeed dhaqaalo gaartay 🚨

πŸ“… July 13, 2026 | By Mohamed17
Share:
Barcelona Oo heerkii ugu xumeed dhaqaalo gaartay 🚨
Oscar aya ka sheekeeye in waqtigi Xavi joogay Barca uu rabay inuu keeno Barcelona weliba 6 bil u horeeso free cml ugu ciyaaro weliba maadama aheeyd waqtigi ee Barca gashay xaalada dhaqaale xumo (bankruptcy)- Oscar diyaar ayuu aha inu sidaas ugu biiro Barca balse Barca oo u baahneed in ee fasaxaan Umtiti si loo diwaangeliyo asaga ayee u suura geli weeyse, sidaas ayuuna ku burburiye heshiiski Oscar to Barca. Barca xaalada dhaqaale xun ayee gashay 2021 balse waxa hada waxa amaan ku leh in xaaladaas kooxda kaso baxdo waa madaxweyne Laporta oo sidu ula daala dhacaaye hada sharciga dhaqaale wanaaga La Liga ee 1:1 kuso celiye (sido kalena garooon weeyn u dhisay oo dhaqaalaha kooxda aad u kabi doona).

do you interest this article?

share it.

Related News